
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News13 Apr 2020
Hargeysa (HCTV) – Wadamada soo saara Shidaalka ayaa waxay ku heshiyeen in la dhimo wax soo saarka dhanka Shidaalka, taasi oo ah dedaal lagu doonayo in lagu soo afjaro dagaalka dhanka qiimaha ah ee ka dhex qarxay Sacuudiga iyo Ruushka. Waddamada ururka ay ku bahoobeen dalalka soo soo saara shidaalka ee OPEC iyo dalalka kale […]
Somali News13 Apr 2020
Hargeysa (HCTV) – Xukuumadda Somaliland ayaa xaqiijisay in saddex Qof oo cusub laga helay Xanuunka Covid_19. Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Cumar Cabdi Cabdillaahi oo Shir-jaraa’id qabtay Goor dhawayd ayaa sheegay in Somaliland laga helay Saddex Qof oo qaba xanuunka dunida ku faafaya ee Covid_19. Saddexda Qof ee xanuunka laga helay ayaa 2 ka mid ahi ku […]
Somali News12 Apr 2020
Hargeysa, (HCTV) – “Xanuunkani Somaliland wuu ku jiraa, kiisas hore oo Positive ah sida Wasaarada Caafimaadku horeba u sheegtay waa la helay, hadana 20 qof ayaa maqan natiijadoodii oo aanu filaynaa in la keeno, waxa cadayn doona marka ay ina soo gaadho Wasaarada Caafimaadka Somaliland iyo dhakhaatiirteed ayaa cadayn doona. Laakiin waxaanu sheegi karnaa inay […]
Somali News12 Apr 2020
UK, (HCTV) – Majaalilayste, ahaana Jilaa Actor aad looga yaqaano aduunka Tim Brooke-Taylor ayaa u geeriyooday xanuunka Coronavirus isagoo da’diisu ay tahay 79. Afhayeenka Jilaagan ayaa war qoraal ah oo uu saasaray oo uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka, ayaa sheegay inay murugo weyn tahay inay ku dhawaaqaan dhimashada Tim maanta iyo inuu u geeriyooday xanuunka […]
Somali News12 Apr 2020
Muqdisho, (HCTV) – Wasiiru dowlihii Wasaaradda cadaaladda Maamulka Hirshabeelle Xildhibaan Khaliif Muumin ayaa maanta xanuunka Coronavirus ugu geeriyooday magaalada Muqdisho. Dhimashadiisa ayaa waxaa qaar ka mid ah warbaahinta Somalia u xaqiijiyay Agaasimaha guud ee madaxtooyada Hirshabeelle Amb:- Cabdikhaadir Cabdulle Xooshow. Marxuumka ayaa kamid ahaa labo bukaan oo ay wasaaradda caafimaadku sheegtay inay xaaladooda aad u […]
Somali News12 Apr 2020
London, (HCTV) – Madaxa Ururka Dhakhaatiirta dalka Britain ayaa dawladda dalka Ingiriiska ugu baaqay inay baadho sababta ay Coronavirus ugu dhimanayaan Dhakhaatiirta laga tirada badan yahay ee Madow iyo Asianka ah, kuwaas oo u badan dadka u dhimanaya cudurkan sida xawliga ah u fidaya. Markii ugu horaysay waxa dhacday in toban dhakhtar oo ku geeriyhooday […]
Somali News11 Apr 2020
Muqdisho, (HCTV) – Cisbitaalka Erdogan EX-digfeer ee Magaalada Muqdisho ayaa gebi ahaanba joojiyay howlahii caafimaad ee uu u yahay bulshada Soomaaliyeed, sida lagasoo xigtay masuuliyiinta gacanta ku haaysa, shaqo joojinta cisbitaalka ayaa bilaabaneysa maanta oo Sabti ah taariikhduna ku beegantahay 11-April-2020-ka, waxaana dib loo furayaa 31-May-2020-ka. Warar hoose oo la helayo ayaa sheegaya in Cisbitalkaasi […]
Somali News11 Apr 2020
Muqdisho, (HCTV) – Wasiiru-dowlaha Wasaarradda Cadaaladda Maamulka Hirshabeelle, ahna Xildhabaan ka tirsan Baarlamanka Maamulkaasi Khaliif Muumin Tooxow ayaa la xaqiijiyay in laga helay xanuunka COVID-19 , sida ay xaqiijiyeen Masuuliyiin ka tirsan Golaha Wasiirrada ee Hirshabeelle. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Hirshabeelle Maxamed Cabdiraxmaan Maxamed oo la hadlay Warbaahinta Somalia ayaa sheegay in baaritaan la sugayay natiijadiisa […]
Somali News11 Apr 2020
Liverpool, (HCTV) – Haweenay Matasha Filimada Horor-ka ama Cabsida ah oo caan ah Witchfinder, ayaa u geeriyootay xanuunka COVID19 iyada oo da’deedu tahay 74 jir. Warka Dhimashadeeda ayaa waxa xaqiijiyey qoyskeeda kadib markii ay soo dhigeen facebooka, sida lagu baahiyey warbaahinta Hollywood. Hilary ayaa door muhiim ah kaga jirtay matalaada filimada cabsida An Awfully Big […]
Somali News11 Apr 2020
Jabuuti, (HCTV) – Dalka Jabuuti qofkii labaad ayaa cudurka Coronavirus u geeriyooday maanta oo Sabti ah. Sidoo kale tirada dadka laga helay cudurka maanta ayaa gaadhay 37 qof, taas oo guud ahaana tirada guud ee cudurku Coronavirus ee dalka Jabuuti ka dhigaysa 187 qof. Waxa sidoo kale xanuunkan ka bogsaday 36 ruux ayaa ka bogsaday. […]
Somali News11 Apr 2020
Istanbul, (HCTV) – Magaalooyin Farabadan oo ku yaala dalka Turkiga ayaa lagu soo rogay bandoo la iskuma baxaan ah mudo 48 saacadood ah oo ka bilaabmaysay saqbadhka caawa. Talaabadan ayaa ah mid lagu doonayo in lagula dagaalamo xanuunka sida xawliga ah u faafaya ee Coronavirus, xiligan oo heerka dhimashada dalka Turkigu ay sii cago-cagaynayso 1,000. […]
Somali News11 Apr 2020
Wala-weyn, (HCTV) – Kulan balaaran oo la’isugu keenay dhinacyadii dirirtu ku dhexmartay degmada Walaweeyn ee gobolka Shabelada Hoose oo aay goob jog ka ahaayeen maamulka gobolka, wasiiro kasocday Koofur-galbeed iyo saraakiisha maxkamada ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya ayaa lagu go’aamiyay xabad joojin si rasmi ah uga hirgasha degmada Walaweyn oo dhawaan dagaalo qabiil aay ka […]