
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News11 Apr 2020
Hargeysa (HCTV) – Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa ka dareen-celiyey digniin uu Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi u diray Madax-dhaqameed uu Suldaanku ka mid ahaa oo Toddobaadkii hore soo jeediyey inay door ku yeeshaan Wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya. Madaxweynaha Somaliland oo Khamiistii la soo dhaafay ka hadlayey Shir-jaraa’id oo […]
Somali News11 Apr 2020
Chad (HCTV) – Ciidammada Millateriga ee Dawladda Chad ayaa sheegay inay kooxda Boko Haram ka dileen dagaalyahanno Tiradoodu gaadhayso 1,000. Ciidammada Chad ayaa sheegay in Tirada intaas leeg ee dagaalyahannada Boko Haraam ah ku dileen Hawl-gal ay ka sameeyeen xuduudka Harada Chad. Harada Chad waxa kulaalaya dalalka Nigeria, Niger, Camaron iyo Chad, waxaana dhulkaa ku […]
Somali News11 Apr 2020
Italy (HCTV) – Dhakhaatiir asalkoodu Carab yahay ayaa Talyaaniga ugu Geeriyooday xanuunka dunida dhibaatada ku haya ee Covid_19. Dhakhaatiirta Xanuunka u dhintay iyagoo oo safka hore kaga jira la dagaalankiisa ayaa waxa ka mid ah Samar Sinjab oo 62 jir ahayd. Samar Sinjab waxay ku dhalay Caasimadda Suuriya oo ay dhalasho ahaan ka soo jeedo, […]
Somali News11 Apr 2020
USA (HCTV) – Maraykanka ayaa noqday dalkii ugu horreeyey ee hal maalin laga diwaangeliyo inay Coronavirus dartii u dhinteen, tiradii ugu badnayd ee u dhimata adduunkoo dhan, taasi oo dhan 20,35 Qof (2 Kun iyo 35 Qof) Sida ay baahisay Jaamacadda Hopkins, afar iyo labaatankii Saacadood ee u danbeeyey, dad laba kun kor u dhaafayaa […]
Somali News11 Apr 2020
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi ayaa la sheegay inuu xilkii ka qaaday agaasimihii cisbitaalka guud ee Hargeysa Dr. Yaasiin Carab. Ma jiro sabab la baahiyay oo lagu xidhiidhiyay xil ka qaadista Dr. Yaasiin Carab, waxaanay warar soo baxay xaqiijinayaan in Madaxweyne Biixi uu agaasimaha cisbitaalka Hargeysa u magacaabay Dr. Axmed Cumar Askar. […]
Somali News10 Apr 2020
Nairobi, (HCTV) – Dawladda dalka Kenya ayaa ogolaatay in magaalada Nairobi loo soo daadgureeyo shaqaale ka mid ah Qaramada Midoobay oo la ogaaday inay qabaan cudurka Coronavirus oo ku sugan caasimada Juba ee Koonfurta Sudan. Haweenay 53 jir ah, oo iyadu is-karantiimaysay tan iyo markii ay ka soo safartay Nairobi bishii March 23, ayaa la […]
Somali News10 Apr 2020
Addis Ababa, (HCTV) – Golaha Wakiilada Shacabka ee jamuuriyada dimuqraadiga faderelka Itoobiya ayaa ansixiyay bayaanka xaalada degdega ah. Golaha Baarlamaanka ayaa goor dhaweyd ansixiyay bayaanka, si ay qayb uga noqoto dadaalada lagu dhimayo faafitaanka cudurka safmarka ah ee Covid19, waxaanay ku ansixiyeen cod aqlabiyad ah, sida uu magaalada Jigjiga uu kaga soo waramayo Wariye Cabdiraxmaan […]
Somali News10 Apr 2020
New York, (HCTV) – Shaqaalaha Caafimaadka ee magaalada New York ayaa bilaabay in dadka u geeriyooda xanuunka Coronavirus ee saamaynta balaadhan ku yeeshay adduunka in lagu Aaso Xabaalo Wadareedyo kadib markii ay sii korodhay tirada dhimanaysa maalin kasta. Goob lagu magacaabo Hart Island ayaa lagu aasayaa dadka faraha badan ee u geeriyoonaya xanuunka COVID19, waxaanay […]
Somali News9 Apr 2020
Djibouti, (HCTV) – Dalka Jabuuti ayaa maanta oo Khamiis ah xaqiijiyey qofkii ugu horeeyey ee dalkaasi ugu dhinta cudurka Coronavirus. Wasiirka Caafimaadka dalka Djibouti Mohamed Warsame Dirieh. ayaa war-qoraal ah oo uu soo dhigay Twitterka waxa uu ku sheegay in bukaankaasi u heeriyooday xanuunka Coronavirus uu marka hore la tacaalayey xanuuno dhinaca Wadnaha ah, waxaanu […]
Somali News9 Apr 2020
Washington, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa sii wada eedo iyo weerarkii dhinaca Afka ah oo uu u jeedinayo hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO, kaas oo uu ku eedaynaya in aanay talaabo wax ku ool ah ka qaadin faafida cudurka coronavirus, balse ay u xaglisay dhinaca Shiinaha oo ay jawaab xoog leh ka […]
Somali News9 Apr 2020
Muqdisho, (HCTV) – Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, ayaa caafimaad degdeg ah u rajeeyay raysal Wasaaraha UK, Boris Johnson oo la xanuunsanaya cudurka safmarka ah ee Coronavirius. Boris Johnson, ayaa lagu dabiibayaa isbitaal kuyaala London, isagoo ku jira qeyta daryeelka degdega ah, inkastoo wararku sheegayaan in xaaladdiisa ay kasoo raysanayo. Madaxweyne Farmaajo wuxuu sheegay dawladda […]
Somali News9 Apr 2020
Muqdisho (HCTV) – Maayarka Magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Finish) ayaa sheegay in cudurka coronavirus ay dad badan ugu il-daran yihiin gudaha magaalada Xamar, halka qaar kalena ay u dhinteen kuwaas oo qaarkood uu isagu laftiisu garanayo. “Magaalada Muqdisho waxaa laga yaabaa dadku in aanay ka war-qabin cudurkaas waa soo gaadhay dad badan ayaa u […]