
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News7 Apr 2020
London (HCTV) – Raysal-wasaaraha Ingiriiska oo Shalay la dhigay Cisbitaal ku yaalla London, ayaa loo wareejiyay qaybta daryeelka xaaladaha culus ee cisbitaalka, ka dib markii astaamahii xanuunka ‘coronavirus’ ee lagu arkay ay ka sii dareen. Sidaas waxaa lagu sheegay war ka soo baxay xafiiska Looga Arrimo Ingiriiska ee Downing Street. Afhayeen u hadlay ayaa sheegay […]
Somali News6 Apr 2020
Hargeysa, (HCTV) – Dr. Maxamed Cabdi Gabboose iyo siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi oo siyaabo kala duwan saxaafadda ugula hadlay meelo kala duwan Isniintii maanta (06 April 2020), ayaa bulshada iyo dowladda Somaliland u soo bandhigay tallooyin iyo waano dhaxal-gal ah oo la xidhiidha sidii looga feejignaan lahaa faafitaanka xannuunkan halista ah ee Coronavirus (Covid-19), iyagoo […]
Somali News6 Apr 2020
Nairobi, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa xaqiijiyey in tirada kiisaska dadka uu haleelay caabuqa cudurka Coronavirus ee dalka Kenya ay gaadhay 158 qof, kadib markii maanta oo bishu ay ahayd April 6 ay ku biirtay 16 qof oo kale. Madaxweynaha dalka Kenya oo Isniintii maanta khudbad u jeediyey shacabka dalkiisa, iyo in […]
Somali News6 Apr 2020
Hargeysa, (HCTV) – Dr Maxamed Cabdi Gaboose oo ka mid ah dhakhaatiirta ugu caansan Soomaalida ayaa ka hadlay halista cudurka caalamka saameeyey ee Coronavirus, waxaanu tilmaamay in cudurkani aanu u kala eegin adduunka mid cad iyo mid madow, Mid Muslim ah iyo Mid aan ahayn toona, balse uu si isku mid ah ugu wada dhacayo. […]
Somali News6 Apr 2020
Muqdisho, (HCTV) – Wasiirka caafimaadka Soomaaliya, Fowiyo Abiikar, ayaa sheegtay in aysan macluumaad ka haynin xariga agaasimihii maamulka iyo maaliyadda waaaradda Caafimaadka, Maxamuud Maxamed Buule, kaasoo la xiray afartii bishaan Abril. Wasiirka caafimaadka waxay sheegtay in aan wasaaraddeeda loosoo gudbin sababta agaasimaha loo xiray agaasimahooda, inkastoo ay tilmaamtay inuu socdo baaritaano badan. Waxay sheegtay in […]
Somali News6 Apr 2020
Hargeysa, (HCTV) – Qaar ka mid ah shacabka Shacabka Hargeysa ayaa aragtiyo kala duwan ka bixiyey sida ay u arkaan xanuunka Coronavirus ee Caalamka ku fidaya. Ugu Horayn Maxamed Axmed oo aragtidiisa ka dhiibtay sida uu u arko xanuunka iyo waxa uu ka aaminsan yahay ayaa waxa uu yidhi “Waxaan ka aaminsanahay inuu gaalada ku […]
Somali News6 Apr 2020
Eritrea (HCTV) – Hay’adaha u dooda xuquuqda aadamaha ayaa Dawladda Eritrea ugu baaqay inay si deg-deg ah oo aan shuruudi ku xidhnayn u siidayso Maxaabiista Siyaasadeed ee ku jira Xabsiyada dalkaasi. Hay’adaha xuquuqda Aadamaha ayaa Baaqan ku sheegay inuu qayb ka yahay dedaallada loogu diyaar-garoobayo in Maxaabiista laga samato-bixiyo inuu Xabsiyada ku dhex Haleelo Xanuunka […]
Somali News6 Apr 2020
UK (HCTV) – Raysal-wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson ayaa Cisbitaal la dhigay, ka dib markii 10 maalmood ka hor laga helay Coronavirus, sida laga soo xigtay Xafiiskiisa Downing Street. Waxaa la geeyay Cisbitaal ku yaalla magaalada London, ka dib markii calaamadaha Fayraska Corona ay ku sii siyaadeen, sidoo kalena waxaa sare u kacay heer-kulkiisa ma Xummaddiisa. […]
Somali News6 Apr 2020
Wallo-weyn (HCTV) – Dhacdooyin fool xun ayaa ka dhashay Dagaal beeleed Toddobaadyadii u dambeeyay u dhexeeyay Beelo wada dega degmada Walla-weyn ee Gobolka Shabelada Hoose ee dalka Soomaaliya. Marka laga yimaaddo, Dagaalka Xabadda la isku adeegsaday waxa Ilaa Shalay socday Falal aad u qalafsan, waxaana ka mid ah in Dad la gubay, guryana la gubay […]
Somali News5 Apr 2020
Addis Ababa, (HCTV) – Wasiirka Caafimaadka dalka Ethiopia Dr. Lia Tadesse ayaa qoraal ay soo dhigtay Twitterka waxa ay ku sheegtay in haweenay 60-jir ah ay u geeriyootay Fayraska COVID19. Dalka Itoobiya ayaa maalinba maalinka xigta isa soo taraysay tirada dadka uu soo ridanayo cudurkan Covid 19, iyadoo halka kaliya ee hadda dadka lagu ogaado […]
Somali News5 Apr 2020
Nairobi, (HCTV) – Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya ayaa difaacday suxufiga caanka ah ee Harun Macruuf kadib markii dhawaan hay’adda sirdoonka iyo nabad sugida Soomaaliya ee NISA ugu hanjabtay inay talaabo ka qaadi-doonaan. Qoraal lagusoo daabacay Twitter-ka safaaradda Maraykanka ayaa lagu yidhi “Harun Macruf waa nin xushmad leh oo xirfadyahan ah. Waana mid kamid kamid ah […]
Somali News5 Apr 2020
(Maxaynu ka metelnaa? Maxaynu se kaga dayan karnaa? Xanuunka Coronavirus sida ay Soomaalidu u haysato wuu ka culus yahay. Dalalkii dhaqaalaha iyo awoodda isbidayay ayaa YAABBAN. Sida keliya ee lagaga badbaadayaa waa in LAGA HOR-TAGO, haddii uu dilaacana LA-XAKAMEEYO. Ka-hor-tagga ugu wacan ee ay dalalka ay Taiwan ka mid tahay qaadeen waxa ka mid ah: […]