
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News5 Apr 2020
USA (HCTV) – Madaxweynaha waddanka Mareykanka, Donald Trump, ayaa waxa uu dadka dalkiisa uga digay inay isu diyaariyaan sare u kac ku yimaadda dhimashada ka dhalanaysa cudurka coronavirus, isagoo sheegay in Mareykanku uu waajahayo labadii toddobaad ee ugu adkeyd ee cudurkan safmarka ah. Mr Trump ayaa waxa uu ku dhawaaqay in magaalada New York loo […]
Somali News4 Apr 2020
Muqdisho, (HCTV) – Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa maanta xaqiijiyay in shaqaale caalami ah oo ka shaqeeya shirkad gaar loo leeyahay oo qandaraas ku leh Qaramada Midoobay laga helay cudurka ‘coronavirus (COVID-19). Shaqaalahaan waxaa uu katirsanaa shirkad ganacsi oo gaar loo leeyahay oo ka shaqeeysa garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aden Abdulle (AAIA). Iyada […]
Somali News4 Apr 2020
Hargeysa, (HCTV) – Guddida ka hortaga xanuunka Coronavirus ayaa kulamo la qaatay ururada bulshada rayidka ah ee Somaliland, kuwaas oo kulankooda diirada lagu saaray sidii looga hortagi lahaa xanuunka saamaynta weyn ku yeeshay adduunka. Guddida ka hortaga xanuunka Coronavirus ayaa talooyin ka dhagaystay xubnihii Ururada bulshada rayidka ah ee ay kulanka la yeeshay, waxaanay sidoo […]
Somali News4 Apr 2020
Hargeysa, (HCTV) – Xanuunka Coronavirus ee sida aadka ah ugu fiday dalalka aduunka ayaa carqaladeeyey dedaaladii lagula dagaalamayey Ayaxa, waxaana joojinta Duulimaadyada ee uu keenay Coronavirus sababtay inuu dib u dhac ku yimaado suntii lagula dagaalamayey Ayaxa iyo cayayaanka kaleba. Madaxa hay’adda Beeraha iyo Raashinka ee FAO, Mr Cyril Ferrand ayaa u sheegay Wakaalada Wararka […]
Somali News4 Apr 2020
Nairobi, (HCTV) – Dadka soo saara Ubaxyada kala duwan ayaa sheegay in durtaba ay shaqo la’aan soo food saartay tiro ka badan 30,000 qof, halka tiro kale oo ka badan tobanaan kun ay qarka u saaran yihiin inay waayaan shaqooyinkooda todobaadada fooda inagu soo haya. Malaayin qof ayay shaqo la’aani soo food saartay aduunka oo […]
Somali News4 Apr 2020
Garoowe, (HCTV) – Madaxweynaha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Siciid Cabdulaahi Deni, ayaa isku shaandhayn ku sameeyay taliyayaal booliis oo heer gobol ah, sida ku xusan wareegto kasoo baxday madaxtooyada Puntland. Madaxweyne Deni, ayaa taliyihii booliiska gobolka Nugaal gaashaanle sare Muumin Cabdi Shire, u wareejiyay gobolka Mudug, halka taliyihii qeybta booliiska gobolka Karkaar, Jaamac Dirir […]
Somali News4 Apr 2020
Hargeysa (HCTV) – Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Md. Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa sheegay in xanuunka COVID-19 uu soo gaadhay dalka Somaliland, sidaa darteed waxa uu bulshada u soo jeediyey in ay qaataan fariimaha guddiga heer qaran ee ka hortaga xanuunka COVID19. Wasiir Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa xusay in cudurku oo […]
Somali News4 Apr 2020
Hargeysa (HCTV) – Raysal-wasaaraha Itoobiya Dr. Abiye Axmed, ayaa la sheegay inuu muddooyinkan dambe sii xoojiyay qorshihiisii ahaa wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya, waxaana la sheegay inuu dejiyay qorshe cusub oo uu ku waajahayo madaxda Somaliland iyo Soomaaliya. Sida ay warar xogogaal ahi u sheegeen Geeska Afrika, Raysal-wasaare Abiye Axmed, ayaa wuxuu dhawaan magaalada Addis Ababa […]
Somali News4 Apr 2020
USA (HCTV) – Waxa isa soo taraya Tirada Dadka cusub ee qaadaya xanuunka Covid_19, gudaha Dalka Isku Tagga Imaaraadka Carabta. Jimcii Shalay waxa lagu dhawaaqay in 240 Qof oo cusub qaadeen Xanuunka Covid_19, taasi oo Tirada Dadka cusub ee Xanuunka qaaday dalkaasi ka dhigaysa 1,264. Waxa kale oo jira illaa 12 Qof oo ka soo […]
Somali News4 Apr 2020
Hargeysa (HCTV) – Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa sheegay in Islaamku inna faray raacitaanka talaabooyinka ka hortaga oo ah casharo aynu ku saxxayno dalkeena io dadkeena, ubadkeena iyo ehelkeenana muhiim u ah inaynu barno. Khudbadii Jimcaha Shalay oo Sh Maxamed kaga hadlayey mowduuca ka hortaga ee diinta islaamku inna fartay ayuu sheegay in Ilaahay […]
Somali News2 Apr 2020
Muqdisho, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xoojinaya dadaallada ku aaddan ka hortagga cudurka Koroona ayaa Cafis Madaxweyne u fidiyey 148 maxbuus oo u xukunnaa dambiyo fudud. Madaxweynaha ayaa soo saaray xeerka cafinta xukumaneyaashan kaddib warbixin ku saabsan xaaladda maxaabiista dalka oo uu u soo gudbiyey xeer Ilaaliyaha guud ee […]
Somali News1 Apr 2020
Hargeysa, HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-495/042020, Cafis Guud ugu fidiyey Maxaabiista dembiyada aan aadka u cuslayn ku xukuman ee xabsiyada dalka ku xidhan. Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:- Wareegto Madaxweyne Cafis Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad, Xubintiisa 5aad; Markaan Arkay: […]