
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Breaking News14 Sept 2024
Hargeysa (Hctv.tv) Daawo Musharixiinta Doorashada Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Oo ay Gudida Doorashooyinka Somaliland siiyeen Shahaadooyin Musharaxnimo, Madaxweyne Biixi, Musharax Cirro, iyo Musharax Faysal. Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa maanta Musharixiinta Madaxweynaha iyo Kuxigeenka Madaxweynaha ee seddex Xisbi Qaran uga qaybgalaya doorashada Madaxtooyada guddoonsiiyey Shahaadada Musharaxnimo Ee November13 2024.
Breaking News8 Sept 2024
Nairobi (hctv.tv) Daawo “Dadweynaha Dacarta ku nooli waxa ay nasiib u heleen oo ay Somaliland inteeda kale dheer yihiin…” Madaxweyne Biixi oo socdaal ku marayay Gobolada Galbeedka Somaliland
Breaking News8 Sept 2024
Borama (hctv.tv) Daawo Gudoomiyihii Urur Siyasadeedka Barwaqo ayaa si Rasmiya U Wareejiyay Ururkii Barwaaqo.
Breaking News8 Sept 2024
Nairobi (Hctv.tv) Daawo Munaasabadda Bandhiga Musharaxnimada Xilka Madaxweynaha Jubbaland kusoo bandhigayay Dr Cabdullaahi
Breaking News25 Aug 2024
Hargeysa (hctv.tv) Daawo ” Xasanow Marka Somaliland noqoto Muxaafid iyo Mucaarid Midbaanu nahay…”Xil Barkhad Batuun
Breaking News25 Aug 2024
Muqdisho (hctv.tv) Daawo Madaxda Soomaaliya ayaa ka Qeyb Galay Munaasabad lagu soo bandhigaye Wixii u qabsoomay Xukuumada uu hogaaminayo Raysal Wasaare Xamse Cabdi Bari labadii sano ee ay talada Dalka hayeen.
Breaking News25 Aug 2024
Muqdisho (hctv.tv) Daawo ”Xukuumadda DanQaran wixii ay qabatay labadii sano ee la soo dhaafay, waa sadar muuqda” Xasan Sheekh Maxamuud
Breaking News24 Aug 2024
Hargeysa (hctv.tv) Daawo “Goboladii Bariga Waxaan Kuso Arkay Dad Diyaar Ah Oo Cadawga Iska Ilaalinaya..” Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi
Breaking News24 Aug 2024
Hargeysa (Hctv.tv) Daawo “intaaba waan arkayey in xisbiga Waddani ka shaqeynayey midnimadda Soomaaliya” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe
Breaking News22 Aug 2024
Hargeysa (hctv.tv) Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa maanta xaruntooda kulan ugu qabtay dhammaan daneeyayaasha Doorashooyinka gaar ahaan Madaxda Sare iyo Guddida Hawlgalinta (Taskforce) ee Xisbiyada iyo Ururrada Siyaasada ee JSL. Kulankan oo hore loogu balansanaa in la qabto kadib marka la soo dhameeyo hawlgalka tijaabadda Nidaamka Hubinta Cod-bixiyeyaasha IRIS- BVVS oo KDQ ka fuliyey Afar […]
Breaking News22 Aug 2024
Ceerigaabo (hctv.tv) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ku jooga gobolka Sanaag, ayaa maanta kormeer iyo xadhig-ka-jaris ku sameeyey mashaariic kala duwan oo xukuumaddu ka hirgelisay gudaha magaalada Ceerigaabo.
21 Aug 2024
Muqdisho (hctv.tv) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay kulan uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa soo saaray Qaraar muhiim ah oo ku saabsan Mamnuucidda in Dakhli Dawladeed Lagu Shubo ama Lagu Hayo Koonto Bangi ee aan ahayn Khasnadda Mideysan (TSA) Golaha Wasiirradu Wuxuu Meelmariyay Qaraarka […]