
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Breaking News21 Aug 2024
Ceerigaabo (Hctv.tv) Wasiirka Wasaarada Horumarinta Caafimaadka Somaliland Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi ayaa dadka reer Ceerigaabo uga mahadnaqay soo dhaweynta ay ku qaabileen weftiga Madaxweyne Biixi waxaanu sheegay in dada reer Somaliland gaar ahaan Gobolka Sanaag ay Taageersanyihiin Xisbiga Kulmiye.
Breaking News21 Aug 2024
Yufle (hctv.tv) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey, ayaa maanta lagu soo dhaweeyey degmada Yufle ee gobolka Sanaag, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa dhankiisa u mahadnaqay shacabka degmada Yufle.
Breaking News21 Aug 2024
Ceerigaabo (hctv.tv) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa goobta ka jeediyey, ayaa shacabka ku dhaqan guud ahaanba gobolka Sanaag, gaar ahaan degmada Ceerigaabo uga mahad celiyey sida meeqaamka sare ah ee ay usoo dhaweeyeen, waxana uu sharraxay muhiimadda gobolka Sanaag qaranka u leeyahay iyo sida ka xukuumad ahaan ay […]
21 Aug 2024
Ceerigaabo (hctv.tv) Bulshada ku dhaqan magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, ayaa maanta si ballaadhan usoo dhaweysay madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo safar shaqo kusoo gaadhay. Shacabka reer Ceerigaabo oo ay hormuud u yihiin hoggaanka dhaqanka, madaxda gobolka iyo kuwa degmada, islamarkaana lulaya caleemo qoyan iyo calanka Jamhuuriyadda […]
Breaking News21 Aug 2024
Ceerigaabo (hctv.tv) Bulshada ku dhaqan magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, ayaa maanta si ballaadhan usoo dhaweysay madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo safar shaqo kusoo gaadhay.
Breaking News20 Aug 2024
Garadag (hctv.tv)- Siyaasi Cabdilaahi Maxamed Ducaale ayaa safarka Madaxweyne Biixi iyo weftigiisa ku tilmaamay socdaal midnimo waxaanu xusay in tan iyo markii ay soo bilaabeen socdaalkan uu wadanka oo dhan ka da’ayay roob kaasi oo dhulka oo dhan biyo dhigay sidoo kale waxa uu iftiimiyey Xogo Badan oo la xidhiidha Somaliland iyo MOU-ga
Breaking News20 Aug 2024
Garadag (hctv.tv)- Weftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayey madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ee hawlaha shaqo ku marayey gobollada bari ee dalka, ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey degmada Gar-aag ee gobolka Sanaag. Wasiir Xasan Gaafaadhi Oo Sheegay Inaan Sacab Lagu Qarin Karin Taageerada Kulmiye Ee Gar adag
Breaking News20 Aug 2024
Garadag (hctv.tv)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo halkaas ka hadlay, ayaa ka mahadnaqay soo dhaweynta milgaha iyo dal jacaylku ka muuqdo ee ay ku qaabileen shacabka reer Gar-adag, waxana uu ku dheeraaday taariikhda ma guurtada ah ee ay degmadani leedahay iyo qaybta uga tahay guulihii kala dambeeyey ee xisbiga KULMIYE soo hooyey.
Breaking News20 Aug 2024
Garadag (hctv.tv)- Weftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayey madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ee hawlaha shaqo ku marayey gobollada bari ee dalka, ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey degmada Gar-aag ee gobolka Sanaag. Bulshada ku dhaqan degmada Sanaag oo ay hormuud u yihiin madaxda dhaqanka, xildhibaannada, siyaasiyiinta, haweenka, aqoonyahanka, maamulka degmada iyo dhallinyarada, […]
Somali News18 Aug 2024
Caynaba (hctv.tv)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa u jeediyey shacabka reer Caynaba, waxana uu uga mahadnaqay sida sharafta iyo karaamada leh ee usoo dhaweeyeen, waxana uu si cad u sheegay inay qabashada doorashadu diyaar ka tahay, difaaca qarankuna tahay muhiimadda koowaad ee xukuumadda uu hoggaamiyo.
Breaking News18 Aug 2024
Oog (hctv.tv)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna taliyaha guud ee ciidanka qaranka Mudane Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ku jooga gobollada Bariga dalka, ayaa maanta boogasho ku tegay taliska ciidanka qaranka ee deegaanka Oog ee gobolka Sool.
Breaking News18 Aug 2024
Oog (hctv.tv)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna taliyaha guud ee ciidanka qaranka Mudane Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ku jooga gobollada Bariga dalka, ayaa maanta boogasho ku tegay taliska ciidanka qaranka ee deegaanka Oog ee gobolka Sool. Madaxweynaha waxa halkaas ku soo dhaweeyey taliyaha ciidanka qaranka, Sarreeye gaas Nuux Ismaaciil Taani, waxana uu salaam Sharaf […]