
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News1 Jul 2026
Hargeysa, Somaliland (HCTV) Wasiirka Wasaaradda horumarinta Maaliyadda iyo dhaqaalaha Jamhuuriyada Somaliland Cabdilaahi Xasan Aadan ayaa faahfaahin ka bixiyey waqtiga dhaqangelinta 𝐂𝐚𝐬𝐡𝐮𝐮rt𝐚 𝐈𝐢𝐛𝐤𝐚 (𝐆𝐒𝐓), Horn Cable TV Hargeisa Somaliland
Breaking News30 Jun 2026
Hargeysa (HCTV) Nuxurka khudbadii uu madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro uu ka jeediyay Shirka 5-aad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga WADDANI
Breaking News30 Jun 2026
Hargeysa (HCTV) Daawo Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Kaah Cabdale Faatax Oo ka hadlay shirka Golaha dhexe ee Xisbiga Talada haya ee Wadani waxaanu Madaxwayne Cirro Ka Hor Cadeeyay Mawqifka Uu Xisbigoodu Ka Taaganyahay Safaarada Somaliland ee Qudus.
Breaking News30 Jun 2026
Hargeysa (HCTV) Daawo Nuxurka khudbadii uu madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro uu ka jeediyay Shirka 5-aad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga WADDANI
Somali News29 Jun 2026
Hargeysa (HCTV) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta si rasmi ah Hoteel Maan-soor uga furay Shirweynihii 10-aad ee Garsoorka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, isaga oo sheegay in ay Madaxweyne ahaan Sharaf iyo Xil-gudashoba u tahay ka soo qaybgalka Shirweynaha Garsoorka.
Breaking News29 Jun 2026
Hargeysa (HCTV) Daawo Xoghayaha Arimaha Dibada ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Kaah Barkhad Maxamed Kaariye oo shir saxaafadeed kula hadlayay warbaahinta xafiiska XIsbiga Kaah ee Hargeysa ayaa sheegay in Xisbigoodu uu kasoo horjeedo safaarada Somaliland ay ka furatay Magaalada Qudus waxaanu ku tilmaamay talaabo Dastuur jabina ah.
Breaking News29 Jun 2026
Hargeysa (HCTV) Daawo Xoghayaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Kaah Cabdikhaaliq Cabdilaahi Maxamed Awal Bari oo shir saxaafadeed kula hadlayay warbaahinta xafiiska XIsbiga Kaah ee Hargeysa ayaa Madaxweyne Cirro ugu baaqay inuu soo bandhigo heshiisyada Israel iyo Somaliland sidoo kale waxa uu dhaliilay Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Khadar Xuseen Cabdi
Somali News26 Jun 2026
Hargeysa, Somaliland (HCTV) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa caawa ka qayb-galay munaasabadda Qaran ee lagu xusay 66-guurada maalintii taariikhiga ahayd ee 26-ka Juun 1960, taas oo lagu qabtay Qasriga Madaxtooyada. Horn Cable TV Hargeisa Somaliland
English News15 Jun 2026
Hargeysa, Somaliland (HCTV) The speech delivered by the President of the Republic of Somaliland Abdirahman Mohamed Abdilahi Irro at the meeting with the Israeli Foreign Minister. Horn Cable TV Hargeisa Somaliland
Video14 Jun 2026
Hargeysa, Somaliland (HCTV) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo weftigii uu hoggaaminayey oo ku guda jira maalintii koowaad ee booqashada rasmiga ah ee dalka Israa’iil, ayaa galabta booqday saddex (3) Goobood oo Taariikh iyo xasuus ku leh dalka Israa’iil, kuwaasi oo kala ah: 𝟏. 𝐌𝐎𝐔𝐍𝐓 𝐇𝐄𝐑𝐙𝐋: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa booqday goobta […]
Breaking News14 Sept 2024
Gabiley (Hctv.tv) Daawo “Gabiley Gobolnimadeeda Waa Loo Codaynayaa ….. “Boqor Buurmadow ayaa sidaasi ka sheegay Magaalada Gabiley oo siweyn loogu soo dhaweeyey Maanta oo uu safar ku tagay
Breaking News14 Sept 2024
Hargeysa (Hctv.tv) Daawo Musharixiinta Doorashada Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Oo ay Gudida Doorashooyinka Somaliland siiyeen Shahaadooyin Musharaxnimo, Madaxweyne Biixi, Musharax Cirro, iyo Musharax Faysal. Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa maanta Musharixiinta Madaxweynaha iyo Kuxigeenka Madaxweynaha ee seddex Xisbi Qaran uga qaybgalaya doorashada Madaxtooyada guddoonsiiyey Shahaadada Musharaxnimo Ee November13 2024.